Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kawada magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye “Qoorqoor” oo maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulamo kala duwan la qaatay maamulka iyo bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Qoor Qoor ayaa maanta  kulan la qaatay Maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo, waxa uuna ka dhageestay warbixin dhinacyo badan taabaneysa oo ku saabsan xaalada amni iyo mida … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo kulamo kawada magaalada Gaalkacyo (Daawo Sawirada)